Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka haweenka iyo xuquuqul aadanaha dowlad goboleedka galmudug ubax husein dhiblawe ayaa waxa ay u kuurgashay haweenka wax ka barta jaamacadaha dhusamareeb.
Ustad axmed muxeydiin maamulaha campuska galgaduud ee jaamacada plasma ayaa wasiirada soo dhaweeyay.
Wasiirka haweenka galmudug Ubax xusein dhiblawe ayaa goobta ka sheegatay inay si aad ugu faraxsan tahay dadaalka haweenka reer galmudug ugu jiraan waxbarashada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya