Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda gar gaarka mareynta iyo masiibooyinka maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii ay kaga hortagi laheyd ka ganacsiga gar gaarka la gaarsinaayo barkacyaasha magaalada Baydhabo. Naxwo Axmed Kadiye