Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Jubbaland oo faahfaahin ka bixisay barnaamijka Xalka Waara

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda gar garka iyo maareynta musiibooyiinka Jubbaland Mudane Aaden Farax Gaarane oo la hadlay Warbaahinta ayaa si qoto dheer u faah-faahiyay waxaa uu yahay barnaamijka xalka waara oo siweyn uga socda Deegaanada Jubbaland iyo waxa loo aas aasay barnamijkan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya