Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Sheegtay in ay Horumarin doonto Dadka Wax soorka leh ee ku nool Dhoobley.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhirigalinta Dadka wax soo saarka leh ayaa qeyb libaaxle ka qadaan karta Horumarinta Dhaqaalaha Dalka iyo shaqo abuurka Da’yarta Soomaaliyeed isku duwaha Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland ee Degmada Dhoobley ayaa Sheegay in ay Wasaaradu xooga saari doonto Horumarinta Dadka Wax soorka leh ee ku nool Magaalada Dhoobley.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya