Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo ka hadashay habka ay u hubiso badeecadaha soo gala Jubbaland.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Mudane Ibraahim Xasan ayaa sheegay Wasaradda iyo Hay’adda Tayadhawrka Jubbaland inay hubin ku sameeyeen guud ahaan baqaarada iyo dukaamada Magaalada Kismaayo, tayada Raashinka ay bulshada ka iibiyaan wuxuu amaan iyo bogaadin u jeediyay shaqada wanagsan ee Hay’adda Tayadhawrka kula socoto tayada cunada dalka la keeno.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa