Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda diinta iyo awqaafta hirshabelle ayaa agab waxbarasho kuwarajisay qaar kamid ah dugssiyada quraanka karimka ee magaalada jowhar. Ujeedada laga leeyahay agabka ayaa ah in lagu dhiragaliyo macalimiinta iyo ardayda.
Maamulaha macadka Abdullahi binu Mascuud ee magalada jowhar Abdiraxman Abdullahi Duxul ayaa u mahdceliyeey wasaradda arimaha diinta iyo awqaafta ee dowlada goboledka hirshabelle.
Wasirka awqaafta iyo arimaha diinta xukumada hirshabelle xildhibaan sheek abuurka Xassan Ali Maqaneey ayaa sheegay in wasaradu ay ka go’an tahay in la weyneyo goobaha lagu barto quraanka kariimka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah faahineysa