Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ah kuwa marwalba u baahan in la siiyo Fursado ay noloshooda wax uga qabsadaan sida barashada Xirfadaha gacanta shaqa Abuurka maal gelin iyo Waxbarashada tooska hadii ay taasi helaan noloshooda waxbadan ka badeyleysa.
Hadabada Maxay qorshayaalka uga degsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG horumarinta dhalinyarada iyo wax ka qabashada baahidooda sidii ay shaqa la’aanta ugu bixi lahaayeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG Cabdacasiis Waraabow ayaa ka hadlaya.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa