Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa in boqolkiiba 75 ay ka yihiin bulshada, waxayna mudan yihiin in lagu dhiiro galiyo horumarada kala duwan oo ay gaareen sidokalana dibada loo soo saaro fikradaha ka guuxaya.
Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboledka Jubbaland waxay door muhiim ah ka qaadataa horumarinta xirfadaha iyo hal abuurka dhalinyarada ku nool deegaanada Jubbaland, sida uu sheegay Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmed Faarax Cali Aways.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya