Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo Ganacsatada ka codsatay in ay maal-gashadaan kooxaha Ciyaaraha

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maagaalo xeebeedka kismaayo oo ah Magaalo caan ku ah ku badda cagta Soomaaliya ayaa waxaa ka dhisan kooxo aad u badan oo ka ciyaaro horyaalda heerka kala duwan ee Jubbaland waxaa yar kooxah ay maalgaliyaan ganacsatada taasi oo caqad weyn ku ah hormarka kooxaha ciyaaraha ee ka dhisan Magaalada kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya