Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Dalkeena Soomaaliya 70% dadka ku nool lagu qiyaaso inay dhalinyaro yihiin ayanay inta dhalinyaradu xooga saarin waxyaabaha ay bulshada kusoo kordhin karaan iyagoo leh xirfadii iyo sidoo kale aqoontiiba.
Agasimaha Guud ee Wasaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Faraax Cali Aways ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka faa’iidaystaan khayraadka yaala dalka islamarkaana ay aqoontooda ugu adegaan bulshadooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya