(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heshiiskan ay wada gaareen Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada KG iyo Hay’adda SOS Children’s kaas oo ka dhacay Xarunta Wasaarada Ee Magaalada Baydhabo kadib markii
Xaruunta Wasaaradda ay Booqdeen Madax kasocota Hay’adda SOS kulankaas oo ahaa Mid looga hadlay Saamaynta Degaanada KG ku Yeelatay Isbadalka Cimilada ayadoona ugu Danbayn kulanka laisku afgaraday in laga wada shaqeeyo wax ka qabashada Saameynta isbedelka Cimilada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa