Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo kawarbixisay Saamaynta Rob La’aanta.

0
44

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rob la’aantu waa dhibaato culus oo saameyn weyn ku leh dadka reer miyiga ee Soomaaliya, kuwaas oo noloshoodu ku tiirsan tahay xoolo-dhaqashada iyo Tabacshada beeraha .

Agaasimaha waxaad Kheyradka Dibiiciga iyo keymaha ee wasaradd Deegaanka iyo isbadalka cimilada Jubbaland Maslah Mowlid Maxamed ayaa kawarbixiyay Saamaynta Rob La’aanta ee Nolosha Dadka Reer Miyiga.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya