Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowlad goboledka Jubbaland Caydiid Sulaymaan Xaashi ayaa bulshada reer Jubbaland gaar ahaan kuwa reer kismaayo inay doorkooda ka qataan dhiraynta Deegaanka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya