Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimilada gobolka Awdal oo ka digtay kala oodashada dhul daaqsimeedka.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isuduwaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka cimilada Gobolka Awdal ayaa ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay kamid yihiin shirkadaha iyo shaqsiyaadka macdanka ka qoda gobolka awdal, kala oodashada dhul daaqsimeedka, iyo sidokale faa’idada dhir beerista.

Isuduwaha ayaa ugu baaqay bulshada Gobolka Awdal gaar ahaan madaxda xaruumaha dowladda, Maamulada Degmooyiinka Gobolka Awdal iyo dowladaha hoose inay ka qeyb qaataan sidii u beeri badan maadaama Wasaaradda Deegaanka diyaarisay Dhir gaareysa ilaa 25000 oo geed.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya