Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka cimilada Jubbaland oo ka digtay qatarta ka dhalan karta is bedalka cimilada.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka cimilada Dowlad Goboleed Jubbaland ayaa maalmihii ugu dembeysay waday fariimo digniino ah oo ay uu dirayaan  shacabka Soomaaliyeed, iyadoo looga digaaayo halista ay keeni karto isbedalka cimiladda Adduunka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa