Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Soomaliland oo 15,000 oo geed ku beereysa Boorama.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan jaraa’id uu xafiiskiisa ku qabtay iskuduwaha wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaliland ee Gobolka Owdal ayuu sheegay in ay diyaariyeen in kabadan 15,00 oo geed.

Dhirtan ayaa maalmaha soo socda lagu beeri doonaa magaalada Boorama si ay bilicda uga qeeyb qaadato.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya