Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada xfs khadiija maxamed ayaa magaalada muqdisho si diiran ugu soo dhaweesay agaasimaha fulinta ee deegaanka ee qaramada midoobe u qaabilsan oo booqasho ku timid soomaliya.
Ujeedada booqashada ayaana eheed in la xoojiyo xiriirka wada shaqaaneed ee u dhaxeeya qaramada midoobay qeybta deegaanka iyo sido kale soomaaliya.
Wasiìrka wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada khadiija maxamed ayaa sharaxaad kooban ka bixisay waftiga iyo kulanka ay qaateen.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya