Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Jubbaland iyo Jaamacada Plasma oo kala Saxiixday Heshiis

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimilada Dowlada Jubbaland iyo Jaamacada Plasma Faraceeda Magaalada kismaayo ayaa kala Saxiixday Heshiis iskaashi oo la Xariira arimaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.

Heshiisan ay wada galeen Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jubbaland iyo Jaamacadda Palaasma ayaa ku aadan xoojinta wadasha qeynta ku aadan Wasaaradda iyo Jaamacadda iyado la isdhaafsan doono Cilmi baarisyo ku aadan Isbedelka Cimilada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya