Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida aan wada ognahay soomaaliya waxay kamid tahay dalalka ay sida wey u saameyso marwaliba isbadalka cimilada sida abaaraha, fatahaadaha iyo nabada guurka ka deeganka kuwas oo si joogta ah u soo noq noqdo.
Waxaa jirto in dhirta la gubo la jaro lagana shito dhuxul aad u badan taasi oo deeganada soomalida deegto ka dhigtey mid xaaluf ah waxayna sababtey nabad guur.
Jarista Dhirta ayaa sido kale keento abaaro,dabeylo iyo waliba is badal cilmilo oo keenay kuleeyl aad u badan maadama ay meesha ka baxday dhirtii gabaadka u aheed keenteyna bilic darro dhanka deeganka.
Qaar kamid ah bulshada ku nool magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka jubada hose oo warbahinta la hadaley aya siyaabo kala duwan oga hadley xaluufka ku yimid dhiirta soomaliyaa gaar ahan deeganada jubbaland iyo sida looga hortagi karo.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa