Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Caydiid Suleymaan Xaashi ayaa magalada kismaayo ka Daah Furay tababar Loo qabtay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaarada Deeganka iyo Dalxiiska
Jubbaland.Xasan Maxamed Cabdullaahi