Wasaaradda Caddaaladda Jubbland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah bulshada Kismaayo.

0
81
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowladda Jubbaland ayaa maanta tababar ku qabatay magaalada Kismaayo.
Tababarka oo ku saabsan curinta wadahadalka iyo xallinta arrimaha caddaaladda u baahan ee bulshada dhexdeeda ayaa loo qabtay bulshada qeybaheeda kala duwan, sida Odayaasha dhaqanka, ururka Hawaanka, dhalinyarada Ardeyda Jaamacadaha iyo Guddoomiyeyaasha xaafadaha magaalada Kismaayo, wuxuuna socon doona muddo afar cisho ah.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya