Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdullaahi Maxamuud Ibraahim ayaa sheegay in ay wasaaraddu xooga saari doonto horumarinta Madaarista lagu barto Culuumta Diiniga ah.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya