Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo sheegtay in bulshada jubbaland si hufnan leh ugu shaqeyn doonaan.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda cadaalladda iyo Dastuurka  Jubbaland Bashiir Adan Geedi oo kaqeeb galay Shirka Bahda cadaaladda Soomaaliya oo mudo afar maalin ah ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose loogana hadlayay sidii kor loogu qadi laha arimaha cadalada ayaa sheegay in ay bulshada Jubbaland ay ugu shaqayn doonaan waxyaabihii kasoo baxay shirka bahd Cadaalada dalka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya