Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo kawarbixisay Xoojinta Arimaha Cadaaladda.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cadaaladda ayaa laf dhabar u ah bulshada si ay u helaan xaquuqadooda Agaasimaha guud ee Wasaradda Cadaaladda Jubbaland Cabdullaahi Cabduqaadir Aadan (Qaanuuni) oo ka hadlaayey kulan wada tashi dadweyne ayaa wuxuu sheeegay  in ay ka Wasaarad ahaan ay ka go’an tahay inay bulshada helaan Cadaalad  iyo  wax ka qabashada wax ka badalka Dastuurka dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa