Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasirka Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland iyo xubno ka socda culumada Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Wasaaradda.
Kulankan ayaa inta uu socday waxaa looga hadkay arimo la xidhiidha misaajida sida tirabeelka ah looga dhisay Magaalada kismaayo kuwaas oo aad iskugu dhaw dhow sababtana in ay isku jameca seegaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya