Wasaaradda Cadaalada XFS oo Waddo Qorshae lagu horumarainaya Garsoorka Dalka.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Xukumada Soomaaliya Mudane Xasan Macallin oo ka hadlaya isbadalka horumarineed ee lagu sameyey arimaha dastuurka iyo cadaalada waxaa uu wasiirka sheegay in wasaaradda cadaalada ee xukumada Soomaaliya ay wado hanaanka baahinta cadaalada iyo ka doodista furan ee cutubyada dastuurka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa