Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka Xukumada Federaalka Somaliya mudane Xasan Macallin oo ka hadlay isbadalka horumarineed ee lagu sameyey arimaha dastuurka iyo cadaalada ayaa sheegay in wasaaradda cadaalada ee xukumada somaliya ay wado hanaanka baahinta cadaalada iyo ka doodista furan ee cutubyada dastuurka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa