Wasaaradda Caafimadka Soomaalind oo Boorama ka daah-furtay mashruuc ka shaqayn doona dhanka Caafimaadka

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta caafimaadka Soomaliland ayaa maanta waxaa ay Magaalada Boorame ka daahfurtay mashruucu loogu magac daray nolasha wanaagsan oo ka shaqayn doonaa dhanka Caafimaadka Boorama iyo Degmooyinka hoos yimaada.

Waxaana mashruuca fulisay hay’adda Save the Children mashruucan ayaa waxaa daah furkiisa kaa soo qaybgalay Madaxwayne ku xigeenka Soomaliland Wasiirada ganacsiga iyo Qorshaynata iyo Wasaradda Caafimaadka Maamulka Boorame iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaaan.ayaa kawaramaya