Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Shahaadoyin guddonsiisay Shaqalaheeda qaar kamid ah

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulale ayaa soo xiray tababbarka loo qabtay howl wadeenada caafimaad oo laga kala soo xulay Dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir Kuwaasi oo la baray ka hortagga cudurada faafa.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya