Wasaaradda Caafimaadka XFS oo lagu wareejiyey qalab loogu talagalay Machadka Caafimaadka Qaranka

0
24

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Drs Maryan Maxamed Xuseen iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dr Guuleed Cabdijaliil ayaa Maanta Qalab Xafiiseed kala duwan oo loogu talagalay in lagu qalabeeyo laguna Horumariyo Shaqooyinka Xarunta Machadka Caafimaadka Qaranka kala wareegay Hay’adda African CDC.

Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka Dr Xuseen Abuukar Muxyadiin oo ugu horeyn ka hadlay madasha ayaa Sheegay in Qalabkan oo iskugu jira Qalab Xafiiseed kala duwan loo adeegsan doono in lagu horumayo Shaqooyinka Muhiimka ah ee Caafimaadka Qaranka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya