Wasaaradda Caafimaadka KG oo wada dadaalo lagu Hirgilinayo Bangiyo Lagu keydiyo Dhiigga

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Soomaaliya ay ku jirto Marxalad dib u dhis maadama ah mudo sodon sano ka hor ay Burbureen dhamaan Adeegyada Bulshada ay heli jireen,Soomaaliya ayaa hada waxay aysan lahayn Bangi dhiiga Lagu keydiyo gaar ahaan Deeganada KG, Marka ay dhacaan Xaalado Deg deg ah aan si fudud lagu helin dhiigaga loo baahan yahay si loo badbaadiyo Bukaanada xiligaas u baahan.

Cabdarashiid Cabdaqadir Bujeydi Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Guud iyo Xakameynta Cudurada ayaa sheegey in Wasaarada Caafimaadka dhawaan hirgelin doonto laba Xarun oo dhiiga lagu keydin doono.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa