Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta Adeeg bixinta Caafimaadka Ee Suuqa Xoolaha taas oo mudo Sanado ah ay gacanta kuhaysey Hay’adda IMC oo wada shaqeyn dhaw la leh Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed.
Ujeedada Kormeerka ayaa ahaa sidii Dib loogu howlgalin lagaa Xaruunta maadaama Mudo ay gaab kujirtey islamarkaasina ay kuxiran yihiin Bulsho badan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa