Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa soo qaban qaabisay shirka 4-aad ee dib u eegista muhiimka u ah adeegyada caafimaad ee ay Wasaaraddu bixisay 3-dii bilood ee u dambeysay.
Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland iyo mas’uuliyiin kale.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya