(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland Abshir Maxamed Cabdi ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray Shir u dhaxeeya wasaaradda caafimaadka iyo hay’adaha ay wada shaqeynta la leedahay Wasaaradda.
Shirkan ayaa mudada uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa waxyaabihii Wasaaradda Caafimaadka ay ka qabatay degmada Kismaayo sideedii bilood ee lasoo dhaafay, Waxaana furitaanka Shirkan kasoo qayb galay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha bulshada ee Golaha wakiilada Jubbaland Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed, Howlwadeenada Wasaaradda caafimaadka iyo wakiilo ka socday Hay’adaha.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya