Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa kulan u qabatay ururrada bulshada rayidka ee Degmada Kismaayo. Kulanka ayaa diirada lagu saaray tayeynta adeegyada caafimaadka.
Qaar kamid ah wasiirada jubaland ee madasha kasoo qeyb galay oo warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay ajandaha kulanka.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya