Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ku baaqday in laga hortago ka ganacsiga badeecooyiinka dhacay.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Dowlad Gobaleedka Jubbalanay Ismaaciir Axmad Garas ayaa Masuuliyiinta Fadhiya Xafiisyada Kastamka ugu Baaqay inay kortogaan waxyaabaha dhacay ee Dalka Soogalaya sida Dawooyinka dhacay Raashinka Qalabka Dhismaaha iyo dhamaan Adeegyada aan tayada lahayn.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya