Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo kismaayo kusoo gabagabeysay shir socday muddo labo maalmood ah

0
96
(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubbaland ayaa magaalada kismaayo kusoo gabagabeyey shir socday muddo labo maalmood ah.
Shirkan oo u dhaxeeyey wasaaradda caafimaadka Jubbaland iyo hay’adaha wada shaqaynta la la leh ayaa waxaa looga hadlayey muddadi uu socday waxyabihi wasaaradda caafimaadka ay ka qabatay degmada kismaayo siddeedi bilood ee lasoo dhaafay iyo sidii wax looga badali lahaa gaabisyadii jiray.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya