Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli saameeyn daran uu ku yeeshay cudurka dabeeysha Caruur badan oo Soomaaliyeed,ayaa magaalada Kismaayo waxaa laga daah-furay Talaalka Cudurkaasi,Tallaalka oo socodon doono muddo Todaba maalmood ah ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda caafimaadka Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya