Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Tan iyo markii kiisaskii ugu horeeyay ee caabuqa Canorana-virus la xiriira laga helay deegaanada Jubbaland waxaa ay Wasaaradda caafimaadka Jubbaland iyo dhaqaatiirtuba ku howlanyihiin sidii bulshada looga wacyi galin lahaa khatarta Covid-19 oo suurta gal tahay in uu mar-labaad soo rogaal celiyo .
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya