Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee XFS Dr. Maryam Maxamed Xuseen, iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii daawooyin waxtar leh loogu heli lahaa xanuunnada aan faafin. Naxwo axmed kadiye