Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo kheyraadka Tamarta Mudane Axmed Xuseen Baraki oo ka qeyb galayay dood dadweyne ayaa sheegay in wasaaraddu ay awood u leedahay hubinta biyaha ay cabaan bulshada dagan Degmada kismaayo.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya