Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka furtay Tababar la xidhiidha xoojinta Nidaamka Abuurka iyadoo loo marayo dhabaha Saxda ah ee ku saabsan xogta la soo aruuriyay.
Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay Waxda Cilmi baaris iyo fidinta Beeraha ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee DFS waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha, Iskaashatooyiinka Beeraha, Qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaradda, Shirkadaha Dalka keena abuurka iyo Jaamacadaha Dalka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya