Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa lagu qabtay kulan loogu talagay Dhalinyarada looguna magac daray Dhalinyarada iyo tacbashada Beeraha waxaana kulankan soo qaban qaabisay Xarunta Horumarinta hal abuurka Ganacsiga Beeraha ee Siyaad.
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Wasiiru Dowlaha Beeraha, Masuuliyiin kale Dhalinyarada Jaamacadaha Dalka ka barta Cilmiga Beeraha iyo Khubaro ku xeel dheer Arimaha Beeraha.
Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa ka warramaya