WARARKA Wasaaradda Beeraha Soomaliland oo gobolada udirtay kooxo ka socda waaxda ladagaalanka Ayaxa. By admin - January 23, 2023 0 156 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Beeraha Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa ka ambabixiyay gaadiid iyo qalab kala duwan oo loogu talo galay in lagula dagaalamo Ayaxa. Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-khadar-Wasaaradda-Beeraha-Soomaliland-oo-gobolada-udirtay-kooxo-ka-socda-waaxda-ladagaalanka-Ayaxa..mp3