Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo beeraleyda ka taagereysa in wax soo saarkooda ay uhelaan suuq.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khadar Yaasin Maxamed Agaasimaha Qeybta Ganacsiga Beeraha & Horumarinta Hal-Abuurka Beeraleyda Oo ka hadlaya Qorshayaasha Wasaaradda Ee Horumarinta Ganacsiga Beeraha Ayaa sheegay In ay Wasaaraddu Diyaarisay Qorshaha Taagerayo Ganacsiga Beeraha Oo Beeraleyda Soomaaliyeed Ka Taageraya In aay Suuq U helaan Dalagyada Aay Beran.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya