Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo sheegtay in dadka beeralayda ah ay kala shaqaynayso Horumarinta Beeraha.

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geele Maxamed Aadan ayaa sheegay in Wasaaradda beeraha ay dadka beeralayda kala shaqaynayso horumarinta Beeraha ayna ka caawinayso agabka lagu qodo beeraha iyo Abuurka ay u baahanyihiin isagoona bulshada Soomaaliyed ugu baaqay in ka faa’iidaystaan khayraadka beeraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa