Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa maanta Magaalada kismaayo ka daah furaty Buuga Horumarinta iyo xalka ugu wanaagsan ee loo tabco dalagyada kala duwan ee dalkeena Waxaana daah furka shirkan ka soo qayb galay Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Geele Muxumed Aaden iyo Agaasiamaha Guud ee Wasaradda Beeraha XFS Maxamed Maxamuud iyo aqoonyahano ku taqasusay cilmiga Beeraha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya