Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda waraabka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Cabdinuur Shoobaay oo Warbaahinta waraysi siiyay ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qorshe lagu dhameystiraayo agabka shaybaarka Wasaaradda kaas oo la doonayo in lagu hubiyo tayada sunta lagula dagaalamo cayayaanka wax yeeleeya dalagyada beeraha.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya