Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo agabka Beeraha ku wareejisay iskaashatooyinka waqooyiga Kismaayo.

0
184

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland  ayaa dalaga Beeraha iyo agabka Beeraha Lagu fasho waxa ay ku wareejisay Iskaashatooyinka Sadex Tuulo oo dhaca duleedka Waqooyi ee magalada Kismaayo.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya