Wasaaradda Beeraha Jubaland oo la dagaalamaysa Ayax soo gaadhay deegaano dhaca Waqooyiga Kismaayo

0
180

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Kuwani waa Qaar ka mdi ah Beeraleyda deeganada Buul-gaduud,Wirkoy,Siinga-leer iyo Baar-sanguuni oo ah  deegaano Dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo oo maalmahan uu soo gaaray ayax lagu arkay sandkan gobolo badan oo dalkeena ah,ayaa waxay ay muddo labo maalin ah ay ladaalaa-dhacayaan sidii Ayaxa ku habsaday beerahooda ay isku dhaafin lahaayeen waxaa maanta ay wasaaradda beeraha Jubbalan ay gaarsiisay agabyo kala duwan oo ay dadka deegaanku kula dagaalami karaan Ayaxa soo gaaray deegaanadooda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya